gurikiro.com

Ka Raadso

Halkan ka raadso Guryo Iib ah, Kiro, Guri Dalxiis iyo Boosas

Waxa Aad Ku Xilanaysid Adeeg geena

Adeeg kuu fududeenayo Iibida iyo Kiraynta Guryaha.

Isticmaal Fudud

Waa adeeg oo isticmaalkiisa fudud yahay. Uma baahnid wax yaabo dheeraad ah, kali ah gudaha u gal kadibna u darso gurigaaga.

Adeeg Bilaash Ah

Adeegan waa lacag la'aan, sida aad doontid na waad u isticmaali kartaa.

Guryo Noocyo badan leh

Halkan waxaad ka heleesaa Guryo badan oo nocyo kala duwan leh, taas oo sahlayso si fudud in aad ku hesho guri ku qanciyo

Fursal Balaaran

Adeegan wuxuu kuu sahlayaa in aad ku balaariso adeegaa hadi aad tahay Dalaale mise qof guryaha ka ganacsando. Waxaan na diyaar u nahay in aan ku caawino.